Wednesday, June 25, 2025

Cumar C/rashiid oo shaaciyay in la dhisay Guddiyadii Doorashooyinka 2016

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay xaaladda doorashada dalka oo muddo kooban ka hartay, wuxuuna sheegay in la sameeyay guddiyadii doorashada heer Federaal iyo heer goboleed.

Wuxuu meesha ka saaray in madaxda xilka heysa ay ka fursad fiican yihiin musharixiinta kale, isagoo ka gaabsaday inuu caddeeyo inuu yahay musharax u tartamaya xilalka dowladda, wuxuuna sheegay inuu waqtigeeda sheegi doono.

Ra’iisal wasaare  Cumar Cabdirashiid Sharmaarke wuxuu dhinaca kale cambaareeyay toogashadii ka dhacday Orlando, Mareykanka oo lagu dilay 49 qof.

Dhageyso Wareysiga VOA la yeelatay Cumar C/rashiid

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON