Friday, June 27, 2025

Cumar C/rashiid: Ra’iisal Wasaare wixii uu ku qaban waayay miyuu Madaxweyne ku qaban karaa? [Dhageyso]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la weydiiyay su’aal adag.

Wareysi ay la yeelatay VOA-da ayaa lagu weydiiyay su’aal ahayd: Wixii aad Ra’iisal wasaare ku qaban weyday miyaad qaban kartaa markii aad madaxweyne noqoto?.

Jawaabta Cumar C/rashiid oo isku qasan hoos ka dhageyso

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON