Wednesday, June 25, 2025

Daacish oo nolosha ku gubtay Askar Turki ah oo ay maxaabiis ahaan u heysatay [DAAWO]

Ururka khilaafada islaamiga ha ee Daacish ayaa soo saaray Video waxashnimo ah oo muujinaya laba askari oo Turki ah oo nolosha lagu gubayo.

Askartan ayay Daacish  Maxaabiis ahaan ugu qabatay agagaarka magaalada Xalab, waxaana video-ga ka muuqda in askarta oo xirxiran oo kaxeeyay goob saxaro ah iyagoo ku xiran silsilado iyo fiilooyin lagu sameeyay waxyaabo si aad ah u holcaya oo ay ololiyeen kooxda Daacish xubno ka tirsan.

Intii aan labadan askari la gubin ayay hadleen, wuxuuna midkood sheegay in  Fatxi Shaahiin, Saftar Taash, oo ka yimid Bariga iyo Bartamaha Turkiga. Waxayna arrintan ka dambeysay 16 askari oo Turkiga looga dilay magaalada Baab ee dalka Suuriya.

Waxaa ogyahay in Turkiga uu si toos ah u  farageliyay xaalada Suuriya isagoo ciidamo u diray gudaha dalkaasi, isla markaana dagaal kula jira kooxda Daacish oo hore sidan oo kale nolosha ugu gubtay askari duuliye ahaa oo u dhashay dalka Urdun.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON