Wednesday, July 16, 2025

DAAWO: Aabaha dhalay wiilka 8 jirka Soomaaliga ah ee lagu dilay Sweden oo la wareystay

Aabaha dhalay wiilka Soomaaliga 8 jirka ah ee lagu dilay magaalada Gottenberg ee dalka Sweden ayaa ka hadlay falka lagu dilay wiilkiisa.

Wareysi uu siiyay Jariirada Mirror ayuu ku sheegay inuu wiilkiisa ku dhintay dhabta hooyadii markii gurigii ay jiifeen waxyaabaha qaraxa lagu tuuray. “Markii aan maqlay geerida Yuusuf waan fariistay waanan awoodi waayay inaan kaco..” ayuu yiri C/waaxid Warsame oo sheegay in xaakiisa ay naxdin weyn ka qaaday.

DAAWO WAREYSIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON