Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Abwaan Sangub oo ku dhawaaqay dagaal lagu qaado Kenya

Waan dagaalameynaa, dalkayaga ayaan ka dagaalameynaa…dhammteen weerar ayaanu nahay….” waxay ka mid ahaayeen  ereyo qiiro leh oo uu soo jeediyay Abwaan C/llaahi Ciise Sangub oo si kulul oo aan hore loo arag uga hadlay dhul balaarsiga ah Kenya ka wado xuduud beenaadka Soomaaliya.

Abwaan Sangub wuxuu ku baaqay in la dagaalamo oo umadda Soomaaliyeed oo dhan inay qoryahooda qaataan, oo dagaal lagu qaado dalka Itoobiya, xaaladan waxay ka dhalatay xaalad kacdoon ah oo ka taagan gudaha dadka Soomaaliya, kadib tallaabooyinka Kenya ku dhaqaaqday maalmihii dambe.

HOOS KA DAAWO BAAQA ABWAANKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON