Iyadoo ay gabagabo tahay bishii Ramadaan ee sanadkan 1439 ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa axkaamta sakaatul fitriga oo la bixiyo dhammaadka bisha Ramadaan.
Waxaa dhinaca hoose ka daawan kartaa muuqaalka Sheekh Maxamuud Shibli oo soo jeedinaya macaluumaadka sharciga ah ee ku saabsan sakaatul fitriga.
https://youtu.be/9jcpc32MOO8