Saturday, June 28, 2025

DAAWO: Axmed Madoobe oo hadal qiiro leh u jeediyay ciidamada isku dhafka ee xoogga dalka

Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khubad uu u jeediyay ciidamada isku dhafka xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan ugu sheegay inay u diyaar garoobaan difaac iyo howgal ay dalkooda ku xoreynayaan, ayna ogaadaan in looga kaaftoomo ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan.

Dhinac sare ka daawo hadalkii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu u jeediyay Ciidamada

Goobjooge.com 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON