Monday, July 14, 2025

DAAWO: Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Donald Trump oo ka bilowday magaalada Los Angeles

Boqolaad dad ah ayaa isugu soo baxay magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka iyagoo ka horjeeda doorashada Donald Trump loo doorto madaxweynaha Mareykanka.

Waxaa isu soo baxay dadweyne fara badan oo markii ay ku soo tooseen guusha Trump ka qaaday naxdin, taasoo keentay inay isu soo ururaan oo ay bilaabaan bannaanbaxyada socda.

DHINACA SARE KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON