Waxaa barnaamij baaritaan Documentary ah laga diyaariyey sidii ay u dhadday doorashadii Somaliland ee uu ku guuleystay xisbiga Kulmiye, kuna soo baxay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Barmaamijka oo ah mid aad u heer sareeya oo muddo shan bilood ah uu diyaarinayey Wariye Abdirizak Tera ayaa soo bandhigay fadeexado ka dhacay doorashada oo si kutalogal ah xisbiga Kulmiye ugu shubtay, isagoo adeegsaday Guddigii doorashada, hay’adihiid dowladda, lacag, iyo shirkad laga leeyahay Imaaradka.
HOOS KA DAAWO
https://youtu.be/yyI3CPfsj6Q