Monday, June 23, 2025

DAAWO: Beentii kooxda Monitoring Group oo laga daba tegay [Qareenada Shulman Rodgers oo difaacay Xasan Kheyre]

Qareenada Shulman Rodgers ayaa ka daba tegay been abuurkii ay shaqsiyaad Soomaaliyeed ka faafiyeen kuna sumcad dileen kooxda la socodka cunaqabteynta Hubka ee Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay. Waxayna dacwad ay ku oogeen xubnaha Guddiga iyo nink madaxda u ah ay hadda mareysaa meel gabagabo ah.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

Kiiska Xasan Kheyre ayaa ahaa inuu xiriir la leeyahay Alshabaab iyadoo Guddiga Monitorig-ka ay shaqsi ahaan u beegsadeen isla markaana ka faafiyeen warar halis ah  [HOOS KA AKHRI EEDAHA GUDDIGA]

Madaxda Shirkada SOMA OIL ee heshiiska kula jirta dowladda Somaliya oo lala xiriiriyay Alshabaab.! (Akhriso Warqada Guddiga UN-ka)

UN Investigates Director Of Oil Firm Chaired By Michael Howard For “Possible Extremist Links”

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON