Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Buuq & Qeylo hareeyay kulankii Baarlamaanka ee maanta

Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka ee maanta kadib markii xildhibaanada qaarkood ay ka soo horjeesteen in xilka laga qaado Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Dikreeto uu soo saaray madaxweyne Xasan Sheekh maanta xilka ku waayay.

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye, xildhibaan kulalihi iyo xildhibaano kale ayaa ka hor yimid in madaxweynaha uu xil ka qaadis ku sameyn karo guddoomiyaha Garsoorka, iyadoo ku baaqay in laga hortago arrintaasi, waxaana taageeray xildhibaano kale taasoo buuq ka dhalisay golaha dhexdiisa.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON