Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Caruur Maxaabiis ahaan looga qabay Shabaabkii Togga Suuj oo la soo bandhigay

Waxaa lasoo bandhigay sawiro hordhac ah qaar ka mida maxaabiista la sheegay in ciidamada Puntland ay ku qabteen dagaalkii maleeshiyada Alshabaab ay kula galeen Togga Suuj iyo Garmaal, waxaana maxaabiista ka muuqda inay yihiin caruur taag darran.

Weriyeyaasha oo saaka loo qaaday dhinaca aagga Suuj ayaa soo sheegay inay arkaan ilaa 30 maxaabiis ah oo qaarkood ay dhaawac yihiin.

HOOS KA DAAWO QAAR KA MIDA MAXAABIISTA

maxaabiis caruuta
Maxaabis_shabab01

maxaabis_shabab02

maxaabis03
DAAWO: Caruur Maxaabiis ahaan looga qabay Shabaabkii Togga Suuj oo la soo bandhigay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON