Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Ciidamada Turki ah oo lagu arkay Muqdisho iyagoo la socda Madaxweynaha Turkiga

Ciidamo Turki ah oo si gaara u tababaran ayaa maanta si weyn loogu arkay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo safaaradda Turkiga iyagoo sugaya ammaanka madaxweynahooda oo Muqdisho ku yimid socdaalkiisii saddexaad .

Ciidamadan ayaa watay baabuur, waxayna ku hubeysnaayeen qoryo gaara oo aan hore loo arag iyo hub kala duwan, ciidamo Turki ah oo ana tiradooda la sheegin ayaa Soomaaliya ka jooga iyagoo ilaaliya xarumaha ay ku leeyihiin Muqdisho, laakiin ciidamada maanta la arkay ayaa ahaa kuwo maalin ka hor booqashada Ordogan soo gaaray Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO

Ciidamada-Turkiga

Ciidamada-Turkiga1

Ciidamada-Turkiga2

Turkey Army_Mogadishu

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON