Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa bedelay ciidamadii  AMISOM ee ilaalada u ahaa madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalbaday  in ciidamada kumaandooska Soomaalida ee DANAB iyo kuwa Gaashaan ee nabadsugidda ay sugaan ammaankiisa halkii ay AMISOM wakiilka ka ahaan jirtay.
Ciidamada AMISOM ayaa doorkoodu ku ekaan doonaan inay dusha ka ilaaliyeen madaxweynaha sida waajibaadkoodu yahay, waxaana la arkayay  ciidamada Kumaandooska oo sugaya ammaanka madaxweyne Farmaajo oo dhaqdhaqaaqiisii ugu horeeyay ka bilaabay Madaxtooyada.
DAAWO SAWIRRO