C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu u tanaasulay inuu yareeyo musharaxiinta tartameysa, isla markaana doonaya isbedel.
Wuxuu eedeeyay madashii Qaranka iyo sidii ay u maamushay doorashada, wuxuuna ka mid noqday musharixiinta ka haray tartanka Doorashada madaxweynaha sanadka 2017.