Thursday, January 21, 2021

Doorashada

Hay’ad ka digtay Dagaal ka dhalan kara khilaafka ka taagan Doorashada Soomaaliya

Machadka daraasaadka ee Heritage ayaa faallo kooban oo uu soo saaray uga digay inuu dalka Soomaaliya dagaal ka dhici karo haddii aan xal laga...

Sheekh Shariif oo magaca Musharixiinta Mucaaradka ku bixiyey Ballanqaad Arrin cabsi weyn laga qabay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta  Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib socdaal uu ku tegay...

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo diidan Qodob ay Beesha Caalamka xal ugu raadinayso Doorashada 2021

Iyadoo uu waqtigu kasii dhammaanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in la isku mari la' yahay qodob ay wadato...

Magaalooyinka ay adag tahay in Doorashada 2021 lagu qabto oo sii kordhaya (2 magaalo oo Qarka u saaran..)

Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo suuragalnimada in doorashada 2021 lagu qabto magaalooyinka loo asteeyay inay ka dhacdo Doorashada, sida uu dhigayo Heshiiskii...

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo 3 Qodob hordhigay Qoorqoor, Lafta-garen iyo Guudlaawe & Jawaab laga sugayo

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu saddex qodob oo ku saabsan Doorashada 2021 hordhigay madaxda saddex maamul Goboleed ee taageersan. Xogta laga hela...

Madaxtooyada K/Galbeed oo beenisay Qoraal laga faafiyey oo ku saabsan qabashada Doorashada 2021

Madaxtooyada K/Galbeed ayaa beenisay qoraal lagu faafiyey baraha bulshada oo lagu sheegay inay Madaxweynaha maamulkaasi uu caddeeyay inuusan qaban doonin Doorasho aan loo dhammeyn. Qoraalka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo qaaday Saddex tallaabo oo dhaawacay Mustaqbalkiisa siyaasadeed (Faaqidaad)

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa toddobaadkii ugu dambeeyay ku dhaqaaqay tallaabooyin dhaawac weyn u geystay maqaamkiisa iyo mustaqbalkiisa siyaasadeed. Rooble oo siyaasadda...

C/raxmaan C/shakuur: “Shacabka Soomaaliyeed waxay Toddobaad gudihiis noogu deeqeen 50,000 Dollar”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyey inay ololihiisa Doorashada lacag badan ugu yabooheen Dadka Soomaaliyeed. Isagoo ka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo howlaha Doorashada ku wareejiyey Wasiiru dowlaha Xafiiskiisa (Wareegto)

Qoraal kasoo baxay xafiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Howlaha Doorashada iyo darar gelintooda loo xil saaray Wasiiru dowlaha...

XOG: C/casiis Lafta-gareen oo laba Qodob oo yaab leh hordhigay Siciid Deni iyo Axmed Madoobe

Madaxweynaha mamaulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa bilaabay dhexdhexaadin ku saabsan is-mari waaga ka taagan Doorashada Dadban ee 2021. Wararka ayaa...

Maxay Gedo u noqotay Caqabada ugu weyn ee hortaagan Doorashada..? (Beesha Caalamka oo diiday taladii Musharixiinta)

Qoraalka Beesha Caalamka kasoo saartay is-mari waagga ka taagan Doorashada dalka ee 2021 ayaa inkastoo uu walaac ka muujiyey fulin la'aanta heshiiskii Doorashada; wuxuu...

Beesha Caalamka oo War-cusub kasoo saartay Ismari-waaga ka taagan Doorashooyinka Somaliya (Akhriso)

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa war cusub kasoo saartay is-mariwaaga ka taagan Doorashooyinka Soomaalia, iyagoo walaac ka muujiyey xaallada taagan, baaqna diray Madaxda...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!