Tuesday, July 15, 2025

DAAWO: Culimada & Odayaasha oo arrin halis ku ah Shareecada ku heysta Wasaaradda Haweenka

Culimada, waxgaradka iyo odayaal dhaqameed ayaa si weyn uga hor yimid  xeer lagu magacaabo SIYAASADDA QARAN EE JINSIGA oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska xukuumadda Soomaaliya, ayna dhowaan ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Culimada ayaa Siyaasadda Qaran ee Jinsiga ku tilmaamay mid halis ku ah diinta islaamka iyo dhaqanka, isla markaana qodobada ku jira qoraalkaasi ay dhiiri gelinayaan Sinada.

Odayaasha qaarkood ayaa ku baaqay in xukun lagu rido ciddii diyaarisay qoraalkaasi, iyadoo la heli doono cid disha ana xukunka ku fulisa, waxaana dowladda laga dalbaday in gebi ahaan la baabi’iyo siyaasadda Qaran ee Jinsiga.

Dhinaca sare ka daawo Video

BAYAANKA HAY’ADDA CULIMADA HOOS KA AKHRISO

Bayaanka-Culimada1 Bayaanka-Culimada2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON