Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Cumar C/rashiid oo hadal aan laga fileyn ka sheegay munaasabadii Calanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa hadal taariikhi ah oo geesinimo ka jeediyay munaasbadii 12 oktoobar ee maalinta calanka Soomalaiyee oo shalay ka dhacday xarunta dowladda hoose  ee Muqdisho.

“Kow iyo lixdan sano kadib iyo maanta iyo berri Soomaali astaanta na mataleyso waa Calankaas, waxa loo sameeyeyna Jamhuuriyadda kaliya ma aheyn ee waxay aheyd Qowmiyadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto, Soddonkii sano ee hore ee dowladnimadeena, siyaasadeena gudaha iyo mida dibedda isaga ayaa qeexay, waxaan dadka kula heshiinaynay ama umad kula dagaaleynay waxay aheyd Calankaas”. sidaasi waxaa yiri Cumar C/rashiid oo sii raaciyay in calankaas lagu socon doono mustaqbalka.

HOOS KA DAAWO HADLKAN

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON