Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Daad qaaday Gaari weyn oo qaad siday iyo Dooxa Aw-barkhadle

Dooxa loo yaqaan AW-Barkhadle ayaa qaaday gaari noociisu yahay Dyna oo xamuul ah gaarigaas oo Qaad siday, waxaana sidoo kale  laga soo badbaadiyay shan gaari oo kale.

Guddoomiyaha degaanka Aw-barkhadle Mahad Maxamuud Gahayr  ayaa sheegay in Gaariga daadku qaaday ay lahayd shirkadda Jaadka ee 571, wuxuuna Dooxu qaaday xili uu isku deyay in uu ka gudbo Dooxa oo aad u socday.

Maamulka iyo shacabka degaankaasi ayaa dirqi ku soo badbaadiyay Darawalkii gaariga waday iyo nin kale oo la saarnaa iyagoo kaashanaya ciidanka booliska iyo cagaf-cagaf ay dowladda hoose ee Hargeysa u dirtay halkaasi.

DAAWO DAADKA IYO SIDA UU GAARIGA U GALAY

https://www.youtube.com/watch?v=-EwsFLrHXAY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON