Tuesday, July 15, 2025

DAAWO DANJIRE CALI AMERICO: “Sidaa uga hari maayo, waan dacweynayaa Guddoomiyaha Hiiraan”

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Americo) ayaa sheegay inuu dacwad ku soo oogayo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax kadib markii uu amar ku bixiyay inuusan tegi karin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

cali-ameriko

“Wax laga xumaado waaye, xaq ayaan u leeyahay inaan tago meel kasta muwaadin Soomaaliyeed ayaan ahay, Isaga ayaa la weydiinayaa sababta laakiin anigu sidaas uga hari maayo waan dacweyn doonaa..” ayuu yiri Danjire Cali America oo sheegay in  dadka Hiiraan  iyo maamulkooda aysan si fiican u soo dhoweeyeen.

HOOS KA DAAWO VIDEO

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=GwUpX5nPwjo”]

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON