Saturday, June 28, 2025

DAAWO: Diyaarad si toos ah looga soo riday Suuriya & Duuliyihii oo nolol lagu qabtay

Kooxda mucaaradka islaamiga ah ee NUSRA ayaa baahisay muuqaalka diyaarad dagaal oo ciidamada dowladda Suuriya leeyihiin oo la soo riday, iyadoo holac ka baxayo, waxaana la qabtay duuliyihii waday diyaaradda oo isku dayay inuu is badbaadiyo.

Muuqaalka ay kooxda soo duubtay waxaa la soo dhigay baraha bulshada, iyadoo uu ka muuqdo dhinaca hoose muuqaalka duuliyaha diyaaradda oo lagu soo riday magaalada ceysh ee duleedka Xalab.

Duuliyaha diyaaradda ee la qabtay

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON