Wednesday, July 16, 2025

DAAWO: Dowladda Soomaaliya oo saanad milateri u dirtay ciidamada Puntland

Dowladda Soomaaliya ayaa saanad hub iyo rasaas ah u diray Puntland kadib markii ay Alshabaab dagaal ku qaadeen degaano ka tirsan xeebaha Puntland.

Saanada oo ay direen ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa lagu qaaday laba diyaaradood iyadoo ay ku socotay ciidamada xoogga dalka qeybta 54-aad ee Puntland hoos taga.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON