Monday, July 7, 2025

DAAWO: Fannaanka Dalmar-yare oo Dalka Mareykanka dhigtay Aroos Cajaa’ib leh

Fannaanka Soomaaliyeed ee Dalmar Yare ayaa ku aqal galay dalka Mareykanka, isagoo dhigtay arooskii ugu heer sareeyay ee muddooyinkan.

Fannaanka si habsami leh u soo diyaariyay xafladda arooskiisa oo ashqaraar ku reebtay Soomaalida iyo dadkii kale ee ka qeybgalay.

Arooska Dalmar Yare iyo Huda Dahir  marwadiisa nqootay ayaa ah guurkii labaad ee Dalmar Yare soo bandhigo mudo seddax sano gudahood ah, isagoo bishii  December 2013-kii xaflad weyn looga dhigay dalka Mareykanka xaaskii hore, balse ay kala tageen.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON