Tuesday, July 8, 2025

DAAWO: Filimka Alshabaab ee Dagaalkii Ceelcaddde oo si toos ah u socda

Kooxda warfaafinta Alshabab ayaa soo saartay filimka Ceelcade ee la sugayay.  Filimka cusub oo loogu magacdaray Sheekh Abii Yaxe Al-liibiy Oo koxda ka geeriyooday.

Filimka ayaa kusoo baxay saddex luqadood oo kala ah: Carabi’ English iyo Sawaaxili’ wuxuuna soconayaa muddo 48 daqiiqo ah,  Filimkan ayaa lagu soo bandhigayaa dagaalka oo socda iyo maxaabiis nolasha lagu qabtay oo ka tirsan askarta Nasaarada Kenya.

Daawo Video

F.G: Filimka waxaa laga yaabaa in saacad waliba laga saaro shirkadda host gareysay, waxaan isku dayeynaa inaan cusbooneysiino…

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON