Ibtihaj Muhammad ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Mareykan muslim ah oo ciyaaraha olombikada Adduunka ka qeyb gasha iyadoo xiran xijaab.
Waxay taariikhda ku gashay inay iyadoo xijaaban Mareykanka u safneyd, waxayna ku guuleysatay Bilad Maar ah, waxay sheegtay in Mareykanka ay jeceshahay inay aragto uu yahay Mareykan loo dhan yahay ayna ku faraxsan tahay inay dalkeeda u safato iyadoo xijaaba.
Dhinaca sare ka daawo wareysiga ay la yeelatay CNN
Goobjooge.com