Tuesday, June 24, 2025

Daawo: Heesta Galmudug ee Farxiyo Kabayare & Dalmaryare

Waxaa soo baxday  hees cusub oo markan loo qaaday Maamul Goboleedka  Soomaaliyeed ee Galmudug. Heestan oo  kamida heesha goboladda Soomaaliya u gaarka ah waxaa ku luuqeynaya FanaaniintaFarxiya Kabayare iyo Dalmar Yare,  iyadoo uu miraha leeyahay  Cumar Mahdi, laxankana Abdishir Jooqle halka uu Muusiga saaray Cabdiwahab Cantar Naaji.

HOOS KA DAAWO HEESTA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON