Friday, June 27, 2025

DAAWO: Imaaraadka oo fal laga naxo kula kacay Wiil Soomaaliyeed oo ka qeybgalay Tartan Qur’aan

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa fal laga naxo kula kacday Soomaali ka qeybgalay tartanka Caalamiga ah ee  Qur’aanka Kariimka ee Dubai.

Imaaraadka ayaa tartamayaashii Soomaaliya iyo Qadar ka saaray, tartankii Quraanka ee dalkaasi ka socday, tartamihii metalayay Qatar isaga looma ogolaanba inuu tartanka galo, halka Ismaaciil Bakistaani oo Soomaaliya metelayeyna loo diiday abaalmarintii uu muteystay, lana amray inuu dalka ka baxo.

Ismaaciil Bakistaani, oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee uu kasoo dhoofayey, wuxuu bulshada Soomaaliyeed la wadaagay sida wax u dhaceen, wuxuu sheegay in mar walbo dareensanaa, laakiin markii wafdiga Qatar tegay Soomaaliya, ay sababtay in abaalmarintiina loo diido, wadankana laga saaro.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON