Monday, July 14, 2025

Daawo: Is-buurashii ay Xujeyda ku dhinteen Xajka magaalada Mina (Digniin xaalad murugo leh)

Is-buurasho xoog leh oo maant ka dhacay  Mina, oo u dhow magaalada Maka xilli Dhagxaantuurka ay ku jireen xujeyd ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 310 xaaji, waxaana ku dhaawacmey 450 kale sida ay sheegeen saraakiisha gargaarka degdega ah  ee Sacuudiga.

Hoos ka daawo Video muujinaya dadkii oo is jiiray iyo xaaladii meesha ka dhacday.

FADLAN HA DAAWAN HADDII AADAN XAMILI KARIN XAALADDA AMA CALOOL JILCAN TAHAY

GOOBJOOGE.COM

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON