Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Khudbadii Madaxweynaha Galmudug ka jeediyay Shirka Madasha ee nooca doorashada 2016

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa khudbad uu ka jeediyay Shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga kaga hadlay hanaanka doorashada la rabo inay dalka ka dhacdo, wuxuuna soo gudbiyay fikrada dadka Galmudug ka qabaan arrintaasi, isagoo sheegay in dadweynaha Galmudug ay talo ahaan u soo jeediyeen in qaabka 4.5 lagu saleeyo doorashada iyagoo sababo cad cadna u yeelay.

Dhinaca kale ka daawo Khdubadiisa

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON