Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha Doorashada ayaa waxaa si xowli ah u soo shaac baxaya dagaalka dhinaca warbaahinta iyo baraha bulshada ku xiriirto oo u dhaxeeya musharixiinta.
Koox u ololeysa musharax Xasan Sheekh Maxamud ayaa dhulka ku jiiday muuqaal video lagu faafiyay baraha bulshada, kaasoo uu kasoo  muuqday musharaxa C/raxmaan C/shakuur oo Xasan Sheekh ku amaanaya amaano iyo inuu yahay qof nadiif ah.
Video-ga oo ujeedkiisu yahay in iidheh loogu sameeyo Xasan Sheekh, kuna saabsan inuu nadiif ka yahay xatooyada xoolaha dadweyne ou hantida Qaran, waxaase ka muuqda inuu yahay cod laga soo jaray warbixin dheer oo loogu talogalay in musharaxa lagu wax loogu dhimo.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA