Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: Xasan Sheekh

    Madasha Xisbiyada ee Xasan Sheekh & Sheekh Shariif oo Beesha Caalamka ugu baaqay inay...

    Madasha xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa...

    Guddoomiyaha Baarlamaanka & Madasha Xisbiyada Madaxweynayaashii hore oo Hal Qodob ku heshiiyey [Akhriso]

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho casuumaad ugu sameeyay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Sheekh...

    Xasan Sheekh: “Waqti Kordhinta Hay’adaha Dowladda waxay ka hor imaaneysaa Dastuurka” [Akhriso Qoraal uu...

    Waxaan rabaa dadka Soomaaliyeed inaan la wadaago taariikhda doorashooyinka ee dalkeenna. 1964tii dalka Soomaaliya waxaa laga qabtay doorasho iyadoo...

    Madasha Xisbiyada Sh. Shariif & Xasan Sheekh oo shaacisay inuu Madaxweyne Farmaajo ka baxayo...

    Qoral ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggamiyaan madaxweynayuaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud aya...

    Wafdiga Madaxweynayaashii hore oo kulan la yeeshay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif (Sawirro)

    Wafdiga uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

    Madaxweyne Waare: “Xasan Sheekh ayaan wacay, wuxuuna iigu jawaabay: maxaa kaa galay arrimaha Duulimaadka..”...

    Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay wixii maanta ka dhacay garoonka Beledweyne ee keenay in...

    Madasha Xisbiyada Qaran oo ku dhawaaqday 200-kun Doolar oo loogu gurmanayo Dadka ku waxyeeloobay...

    Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku dhawaaqay lacag gargaar ah oo lagu caawinayo dadka ku waxyeeloobay dadka ku waxyeeloobay fatahaadda ka dhacday Gobollada...

    Wafdi ay hoggaaminayaan Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo ku sii jeeda Beledweyne &...

    Waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho madasha la baxday xisbiyada Qaran ee dalka oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin ka horjeeda dowladda Soomaaliya,...

    Madasha Xisbiyada Qaran oo looga dhawaaqay Muqdisho & Sheekh Shariif oo loo doortay inuu...

    Waxaa goor dhoweyd looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku bahoobeen dhowr xisbi siyaasadeed.

    XOG: Sheekh Shariif oo hoggaamiye looga dhigayo Madasha Mucaaradka & Xasan Sheekh oo u...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa hoggaamin doona Madasha Isbaheysiga xisbiyadda iyo siyaasiyiinta mucaaradka dowladda...

    Madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, C/raxmaan C/shakuur & Xubno kale oo u...

    Iyadoo dowladda Federaalka ay xayiraadii ka qaaday siyaasiyiinta tegaya magaalada Kismaayo ayaa waxaa laba diyaaradood u qaatay magaalada Kismaayo siyaasiyiintii ku sugneyd...

    Xasan Sheekh, Sheekh Shariif & xubno ka tirsan labada Gole oo maanta kusii jeeda...

    Wafdiyo ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kusii jeeda magaalada Kismaayo.

    Madaxweyne Farmaajo oo u jawaabay Madaxweynayaashii hore : “Kuwa aaminsan inay Qasab ku hoggaamin...

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u jawaabay siyaasiyiinta ka horjeeda maamulkiisa, isagoo u sheegay inuusan gorgortan ka galeynin qaranimada, isla markaana...

    C/rashiid Xiddig: “Sheekh Shariif & Xasan Sheekhow Farmaajo Doorasho ayuu idinkaga adkaaday, idinkana baryi...

    Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida madaxweynayaasha magaalada Kismaayo ka sheegtay xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa si kulul ugu jawaabay Madaxweynayaashii hore...

    Xasan Sheekh: “Dowladdaan waxay ku jirtaa dulqaadka Dadka Muqdisho, Dadka yaan laga daba geynin,...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u cambaareeyay falkii Shariif Sheekh Axmed...

    Sheekh Shariif, Xasan Sheekh & Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Shir degdega uga socdo Muqdisho [Taageerada...

    Waxaa xilligan shir uga socdaa magaalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee Soomaalyia iyo qaar ka mida siyaasiyiinta mucaaradka dowladda ee hoggamiya xisbiyada KMG...

    Xasan Sheekh oo ka hor yimid xayiraadda Dowladda Somalia kusoo rogtay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xayiraadda ay dowladda Soomaaliya saartay Garoonka Diyaaradaha...

    5 Xisbi siyaasadeed oo Dowladda Federaalka uga Digay inay Afduubto Doorashada Galmudug [Akhriso]

    Shan xisbi oo ka mida xisbiyada siyaasadda KMG ah ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen si weyn uga hor yimid war-murtiyeedka...

    Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo iska fogeeyay Warkii kasoo yeeray Sanbaloolshe, kuna tilmaamay..

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaah xisbiga UPD ayaa iska fogeeyay war muran dhaliyey oo kasoo yeeray Taliyii...

    Puntland, Xisbiyada Xasan Sheekh, Sh. Shariif & C/raxman C/shakur oo taageeray Axmed Madoobe [Akhriso]

    Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif...
    137,392FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,180FollowersFollow
    error: Content is protected !!