Kumanaan qof ayaa ka qeyb galay janaasadii lagu tukaday feeryahanka caalamiga ahaa ee Maxamad Cali oo ka dhacday magaaladii uu ku dhashay ee Louisville, Gobolka, waxaana dadkii ka qeyb galay ka mid ahaa madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan.
DAAWO SAWIRRADA JANAASADDA MAXAMED CALI
Goobjooge.com