Arday u dhashay dalka Kenya oo diyaarinya Shahaadada labaad Master-ka dhinaca raashinka Kevin Nethiga ayaa ayaa markii ugu horreeyay sameeyay cabitaan ay ku sheegeen inuu khamri yahay oo laga sameeyay Qaadka oo Soomaalidu si weyn u cunto kana mida wax soo saarka dalka Kenya u dhoofiso dibadda ee lacagaha badani ka soo galaan.
Ardaydan ayaa sharxay wax soo saar kala duwan oo ay qaadka ka sameeyaan, kuwaasoo kala ah:
= Cabitaan caadi ah
= Cabitaan khamro ah
= Malmalaato Qaad ah
iyo kuwo kale, waxaana dad kala duwan oo dhadhamiyay wax soo saarkaasi ay ka hadleen sida ay u arkaan
HOOS KA DAAWO LA YAABKAN
https://youtu.be/jWtLKjNFYhE
Goobjooge.com