DAAWO LA-YAABKA: Nin reer Burco ah oo saddex xaas oo uu qabay u guuriyeen xaaskii Afaraad

0

Nin ka soo jeeda magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa arrin la yaab leh sameeyay, kadib markii saddex haween ah oo uu qabay ay u guuriyeen xaaskiisii afaraad.

Ninkan  oo lagu magacaabo Eng. Bashiir ayaa sheegay in arooska iyo xaaska afraad ay soo qabanqabiyeen saddexda xaas ee uu hore u qabay.

Video sare ka daawo ninka arrintan sameeyay oo ka hadlaya.