Tag: Burco

Muran ka dhashay Xafladii Bandhiga buugga ‘Hadyad Jaceyl’ ee magalada Burco & booliska oo...

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa Boolisku soo farageliyay Bandhig buug Jacayl ah oo ay ka ayb galeen dhallinyarro badan, kaasoo soo...

Ciidamada Somaliland oo weerarray Xafiiska Weriye Coldoon ee Burco & weriyaha oo baxsad ah

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay xafiis uu magaalada Burco ku leeyahay weriyaha caanka ah ee Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyadoo aan la shaacin sababtii...

Somaliland oo Xabsi dhigtay Nabadoonkii labaad oo caan ka ah Degaanadeeda [Akhriso sababta loo...

Warark laga helayo magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciicamada amniga ay xabsiga dhigeen Nabadoon caan ah oo si kulul u weerarra...

Bannanbaxyo looga horjeedo Xariga Boqor Buurmadow oo ka dhacay Magaalada Burco

Bannaabaxyo looga soo horjeedo xukunka xabsiga ah ee lagu riday Boqor Cismaan Buurmadow ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Dadka bannaanbaxayey ayaa...

Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay Siyaasi Maamul Goboleed uga dhawaaqay Magaalada Burco

Ciidamada amaanka Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsi u taxaabay siyaasi dhowaan shaaciyey inuu maamul goboleed cusub ka sameyn deegaano qeyb ka mida Somaliland. Ciidamada...

DEGDEG: Bannaanbaxyo rabshado wata oo ka socda Magaalada Burtco & Rasaas la maqlayo

Wararka laga helayo magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in bannaanbaxyo ay ka socdaan magaalada. Dadweyne ka careysan natiijada doorashada madaxweynaha Somaliland ee galabta...

Somaliland oo masaafurisay madax ka socotay Jaamacadaha Muqdisho oo shir u tegay Burco

Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka masaafurisay 11 xubnood oo ka socday Jaamacadaha ka dhisan magaalada Muqdisho Ioo shir uga qeyb geli lahaa magaalada...
video

Abwaano Gabayo amaan ah u tiriyay Madaxweyne Farmaajo oo lagu xiray Burco [Daawo Gabayada

Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Abwaan Maxamed C/laahi (Galayr) oo dhowaan tiriyay gabay...

Prof. Cali Khaliif oo socdaal qarsoodu oo dhinaca dhulka ah ku gaaray magaalada Hargeysa

Cali Khaliif Galeyr oo shalay loo diiday inuu ka dhoofo magaalada xarunta u ah maamulkiisa ee Buuhoodle ayaa safar dhulka ugu socdaalay magaalada Hargeysa ee...
video

DAAWO LA-YAABKA: Nin reer Burco ah oo saddex xaas oo uu qabay u guuriyeen...

Nin ka soo jeeda magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa arrin la yaab leh sameeyay, kadib markii saddex haween ah oo uu qabay ay...

Abwaan Guure: “Abwaan Hadraawi waa xanuunsan yahay, xusuustii ayaa ka luntay…” [SAWIRRO]

Agaasimaha Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo maanta booqday Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Hadraawi ayaa ka hadlay xaaladiisa. Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure oo...
video

DAAWO: Wasiir Odowaa oo taageero lacageed u diray nin ku xanuunsan Magaalada Burco

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa deeq lacageed oo samafal ah u diray nin aan miyir qabin oo ku tabaaleysan magaalada Burco...

DAAWO: Wareysigii loo xiray weriyaha magaalada Burco ee C/maalik Coldoon

C/maalik Muuse Coldoon oo weriye caan ah oo ka howlgala magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii ciidamada Booliska...

DAAWO: Nin Itoobiyaan ah oo qashay gabar yar oo reer Burco ah

Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer Axmed Maxamud Guutaale  ayaa qabtay Nin Itoobiyaan  dad qal ah oo la sheegay inuu qashay gabar yar oo reer Burco...
error: Content is protected !!