Thursday, January 20, 2022

Somaliland oo Xabsi dhigtay Nabadoonkii labaad oo caan ka ah Degaanadeeda [Akhriso sababta loo xiray]

Warark laga helayo magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciicamada amniga ay xabsiga dhigeen Nabadoon caan ah oo si kulul u weerarra waxqabadka iyo siyaasaddaha  maamulka Muuse Biixi.

Nabadoon Suldaan Maxamuud Muuse (Nabadoon Cune) ayaa xabsiga Burco loo taxaabay xalay, iyadoo aan kiiskiisa wax faahfaahin ah laga bixin, iyadoo la sheegay in warkii ugu dambeeyay¬† ee nabadoon Cune kasoo yeeray uu ahaa weerar uu ku qaaday wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland, isgoo ku eedeeyay waxqabad la’aan colaadda Ceel Afweyn.

Maamulka Somaliland waxaa u xiran Nabadoon Boqor Cusmaan (Buurmadow) oo lagu eedeeyay inuu maamulkaasi aflagaado u geystay.

Ad

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!