Thursday, January 20, 2022

DAAWO: Nin Itoobiyaan ah oo qashay gabar yar oo reer Burco ah

Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer Axmed Maxamud Guutaale  ayaa qabtay Nin Itoobiyaan  dad qal ah oo la sheegay inuu qashay gabar yar oo reer Burco ah, kadibna uu dhiiga ka cabay.

Ninkan oo Oromo ah ayaa qashay gabadha yar ee lagu magacaabi jiray Xamda Cabdi Xasan oo ku nooleyd tuulada Waran ee duleedka Burco, waxayna ahaud 4 sano jir.

Taliye Guutaale waxaa uu sheegay in Ninka Itoobiyaanka ah si dhaqsi ah Maxkamad loo soo taagayo, maaddaama uu galay Fal dambiyeed dil ah.

Ad

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!