Thursday, June 26, 2025

DAAWO LA-YAABKAN: Canug Laba Madax leh oo ku dhashay Dalka Suuriya

Xaalad aan inta badan dhicin ayaa dhowaan lagu arkay dalka Suuriya kadib markii uu dalkaasi ku dhashay canug muuqaalkiisa ka yaabiyay dadka.

Canugan ayaa ku dhashay Gobolka Idlib ee dalka Suuriya Khamiisitii lasoo dhaafay isagoo leh laba madax, taasoo noqotay arrinta loogu hadal heynta badan yahay degaankaasi.

Xaaladda caafimaad ee wiilkan yar ayaa la sheegay in lagula tacaalayo dalka Turkiga, iyadoo gudaha Suuriya oo ay dagaallo ka socdaan aanay lahayn xarumo caafimaad oo wax ka qaban kara xaaladan oo kale.

Magaalada Idlib ee dalka Suuriya ayaa ka mida magaalooyinka dagaalladu ka socdaan, waxaana ka dhacay weeraro loo adeegsaday hub kiimiko ah, taasoo laga yaabo inay sabab u tahay dhalashada caruur noocan oo kale ah.

SAWIRRO

نتيجة بحث الصور عن ولادة طفل برأسين في إدلب!

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON