Tuesday, June 24, 2025

Daawo: Maabka Federaalka qabyaaladeysan ee Soomaaliya oo xarun Caalami ah soo saartay

Soomaaliya oo ku socota Nidaamka Federaalka oo aan caddeyn qaabka loo raacayo ayaa waxaa dhowaam daraasad lagu sameeyay sida federaaleynta Soomaaliya u socoto, iyadoo xaruna Cilmi baarista ee Chatam House magaalada London ay soo saartay daraasad ku saabsan xaaladda federaalka Soomaaliya.

Daraasadda oo uu qoray Jason Mosley oo Afrika u qaabilsan xarunta ayaa rajo xumo badan ka muujiyay sida uu ku socdo nidaamka federaalka beeleysan ee Soomaalida, laakiin waxaan halkan idinku soo gudbineynaa khariidada Federaalka Soomaaliya oo muuqaalkeedii ugu horeeyay noqday  sida soo socda:

Maabka Federaalka Soomaaliya

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON