Madaxda Gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeyb qaatay damintii dab ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo qaar ka mida ku xigeenadiisa ayaa ka mid ahaa mas”uuliyiinta ku baxday gurmadka dab damiska ee suuqa bakaaraha, waxayna hakaas kula hadleen saxafadda.
Dhinaca sare ka daawo