Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Eldoret ee Galbeedka Kenya.
Madaxweynaha oo ka qeyb galaya aas qaran iyo maamuus loo sameynayo ciidamada Kenya ee lagu laayay degaanka Ceelcade, Gobolka Gedo ee Soomaaliya waxaa garoonka ku soo dhoweeyay madaxweyne ku xigeenka Kenya William Rhuto iyo wasiirka arrimaha dibadda Kenya Amina Mohamed iyo xubno kale.
DAAWO SAWIRADDA
Goobjooge.com