Sunday, July 20, 2025

DAAWO: Madaxweynaha oo ka qeyb galay Bandhigga Buugaagta Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee ka socda  magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galay akhrinta buugaagta ay soo bandhigeen qoreen qoreyaasha Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa wada sheekeysi  la wadaagay ka qeyb galayaasha wuxuuna ka jawaabey su’aalo la weydiiyey oo la xiriira dhanka qorista buugaagta, dhaqanka iyo taariikhda Soomaalida. “Waxaan dhiirigelinayaa in si fiican loo qoro taariikhda iyo waayihii la soo marea si aan wax uga barrano. Bulshadeeny waxay u baahan tahay in la wacyi geliyo’’, ayuu yiri Madaxweynaha oo ka hadlay bandhigga.

DAAWO SAWIRRO
unnamed (1)

unnamed (2)

unnamed (3)

unnamed (4)

 

unnamed (5)unnamed

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON