Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa Magaalada Istanbul kula kulmay saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo tababar duuliyenimo u jooga halkaasi.
Saraakiishan oo ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa dowladda Turkiga siineysaa waxay tababar la xiriira ciidamada cirka.
DAAWO SAWIRRO