Sunday, June 22, 2025

DAAWO: Maxaa dhex maray Guddoomiyaha G/Banaadir & Bannaanbaxayaashii Bajaajlayaasha?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa u tegay bannaanbaxayaashii maanta xiray wadooyinka waaweyn ee Muqdisho.

Bannaanbaxayaasha oo ahaa Darawallada Mootooyinka Bajaajta oo ku sugnaa Ishoyska KM4 ayuu soo dhex galay guddoomiyaha, isagoo kala hadlay cabashada ay muujiyeen.

“Waaxan ka mid ahay Dhalinyadada mana qaadanayo in la idin dhibaateeyo, laakiin adinkana waa inaad wajibaadka uu dalkiinu idinku leeyahay kaso baxdaan” ayu yiri guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ad

Guddoomiyaha ayaa ku dhawaaqay in ay Mootooyinka mari karaan Wadooyinka laga joojiyay, wuxuuna arrintooda  u xil saaray Guddoomiyeyaasha degmooyinka Hodon, Waaberi, ay u soo saaraan guddi

SAWIRRO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON