Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Midowgii Shirkadaha Diyaaradaha Daallo & Jubba oo dhammaaday [Maxaa sababay]

Midowgii Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida ugu caansan ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways ayaa soo gabagaboobay kadib 2sanadood oo ay ku dhawa shaqeynayeen magaca African Alliance.

Maamulka Shirkadda Daallo ayaa shaaciyay dhowaan inuu dib uga baxay midowga uu la lahaa shirkadda Jubba, isla markaana uu si toos  u bilaabayo duulimaadyadii gudaha iyo dibadda.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON