Abul Bajandar, waa Nin u dhashay dalka Bangaladesh, waa 25 jir kasoo jeeda Gobolka Khulna. Ninkaan waxaa ku habsatay Mucjiso rabaani ah kadib markii Gacmihiisa iyo Lugihiisa ay noqdeen sida Geed oo kale.
Ninkaan oo ay xaaladan haysatay Mudo 7 sano ah, ayaa hada waxaa la dhigay isbitaal si ay dhaqaatiirta wax uga qabtaan Xaaladiisa Caafimaad. Ninkaan ayaa gacmihiisa iyo Lugihiisa waxaa kasoo baxay laamo sida Geedka oo kale ah, kuwaasoo si dhaqsi ah u koroya una faafaya.
Halkaan ka daawo Sawirada: