Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ahna musharaxa xisbigaasi ee xilka Madaxweynaha Somalialand ayaa caawa Hargeysa kula hadlay saxaafadda, isagoo soo saaray go’aano ku saabsan xaaladda doorashada.
Musharax C/raxmaan Cirro ayaa sheegay inay jiro cabasho ay ka gudbiyeen qaabka codadka loo tiriyay ee laba gobol wax jawaab ahna aanu guddiga doorashooyinka Somaliland soo siinin, sidaas darteeda ay shaqada joojinayaan wakiilada Xisbiga Wadani u qaabilsan Doorashada.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO