Sunday, July 20, 2025

DAAWO: Muuqaalka iyo astaamaha cajiibka ah ee Samsung Galaxy Note 8 [Official Introduction]

Waxaa dhowaan la filayaa inuu suuqyada soo galo telefoonka cusub ee Samsung Galaxy Note 8 iyo Samsung Galaxy S 8, iyadoo la shaaciyay tilmaamaha cusub ee gacan-qaadkan ugu casrisan dunida.

Shirkadda Samsung ayaa ku dhawaqday in telefoonkan uu suuqyada soo geli doona bilaha soo socda, iyadoo lagu iibsan karo qiime wax yar ka badan 900 doolar.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON