Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan xildhibaanada Aqalka sare ayaa weerar qaraaxo leh ku qaaday dhalinayarada xildhibaanada ee qurbe joogto ah.
Isagoo ka hadlayay xaflad lagu taageerayay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha oo ka dhacday Nairobi ayaa sheegay in dhalinyarada ay fiican yihiin haddii aanay musuq soo kordhin lacagta ay dalka ka qaadaanna dib ugu celin dibadda.
DHINACA SARE KA DAAWO