Monday, July 14, 2025

DAAWO: Orodyahan Soomaliyeed oo halis geliyay riyadii Mo Farah ee tartanka 5000 Mitir

Orodyahanka Mo Farah ayaa qarka u saarmay inuu ka haro orodka 5000 Mitir, kadib markii uu kufi gaaray, taasoo halis gelisay riyadiisii ahayd inuu mar kale ku guuleysto orodkan.

Waxaa la yaab leh in orodyahanka riday Mo Farah ee halis geliyay uu ahaa orodyahan kale oo asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya una ordayay dalka Mareykanka Hassan Maed.

Sida video laga duubay muujinayo waxaa la arkayaa Mo Farah oo turaanturooday markii uu ku dhacay  Hassan Mead, laakiin wuxuu awooday inuu is celiyo, halkiisiina ka soo wato orodka isagoo galay kaalinta saddexaad una gudbay fiinaalka 500o Mitir.

Mo Farah1

Mo Farah2

DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON